This page is a translated version of the page Mission and the translation is 67% complete.
Outdated translations are marked like this.

Qorshaha Mashruuca wikimedia waxaa lagu tilmaamaa wax qabadkeena iyo ujeedkeena, maashaariicdeena, habkeena asaasiga ah. waa mid ka turjumaya cadaymaha. qorshaheena hadda socda ee muhimka ah, Qoraal yar oo kooban heshiiska aasaasiga ah, Waa:

Qorshaha Mashaariicda Wikimedia waxay ka turjumeeysaa awood siinta iyo ka qab galinta dadka dhamaan aduunka oo idil uruurinta iyo horumarinta Aqoonta si xor ah ama adeegga guud, faafinta si wanaagsan oo caalami ah.

Iskaashi laga helay Shabakadda chapters, waana muasasad suura galisa taabagalinta adeegga aasaasiga ah aiyo horumarinta wiki yaal farabadan ee Mashaariic iyo howla kale ee qorshahaan. Waxay ushaqayn doontaa muasasadu in ay soo bandhigto macluumaad faaiido leh iyo in ay suura galiso in laga heli karo macluumaadka internetka si Bilaash ah, Waligeed.

Nuqulkaan sare ayaa ah warka rasmiga ah ee qorshaha, waxaa haboon inaad ugudbisid soo jeedin hadii wax laga badalo Mission/Unstable Waa la soo ban dhigi doonaa dhamaan soo jeedinta sanadkiiba mar.

See also our bylaws, vision, and values.