Stewards/Elections 2015/Introduction/so

This page is a translated version of the page Stewards/Elections 2015/Introduction and the translation is 83% complete.
  • Waxay dhacaysaa doorashada cusub ee wakiilada ugu yaraan halmar sanadkiiba. Wakiilada waxa ay gudanayaan tirooyin kamid ah wax yaabaha muhiimka ah sida farsamaynta dhammaan wikiga ee wikimedia iyaga oo kacabir qaadanaya ra'yiga bulshada ee xeerka wakilada: isbedel Waxyaabaha lagama maarmaanka ah ee gudagalaha, Eegista macluumaadka isticmaalayaasha xaaladda qaribaada, waxyaaba kale, sidoo kale (eeg macluumaadka).
  • Macluumaad ku saabsan doorashooyinka, Turjumid, ama isi sharxid, akhri tilmaamaha. Waad gaari kartaa si iskeed ah Inaad codayn karto.
  • Murashaxa wuxuu soo gudbin karaa laga bilaabo 15 Jannaayo 2015, 00:00 (UTC) ilaa 28 Jannaayo 2015, 23:59 (UTC). Su'aalaha murashaxiinta waxaa loo gudbin karaa ilaa laga soo gabagabeeyo.
  • Codayntu waxay bilaabmi doontaa 08 Febraayo 2015, 18:00 (UTC) waxayna dhammaan doontaa 28 Febraayo 2015, 17:59 (UTC). Murashaxiinti waa in la yimaadaan shuruudaha ayna helaan 30 cod taasoo ah 80% heerka taageerada. Waxaad kala socon kartaa natiijada tirakoobka la uruuriyey.
  • Waxaa socota hubinta howsha wakiilada hadda way bilaabeen si is berber ah.