Doorashada 2013 ee Stewards

This page is a translated version of the page Stewards/Elections 2013 and the translation is 100% complete.
The following discussion is closed: This election is closed and these pages are an archive of that event.
*Waxay dhacaysaa doorashada cusub stewards ugu yaraan halmar sanadkiiba. Martida waxa ay gudanaysaa tirooyin kamid ah wax yaabaha muhiimka ah Farsamaynta dhamaan wikiga ee wikimedia iyaga oo kacabir qaadanaya ra'yiga bulshada ee Steward policy: isbedel Waxyaabaha lagama maarmaanka ah ee gudagalaha،Eegista macluumaadka adeesadayaasha xaalada qarbudaada، waxyaaba kale , sidoo kale (eeg details).
  • Macluumaad ku saabsan doorashooyinka، Turjumid، ama isi sharxid, read the guidelines. Waad gaari kartaa iskeed ah Inaad codayn karto.
  • Natiijooyinka isi sharxidda ka bilaabato 15 Janaayo 2013، saacaddu marka ay tahay 00:00 ilaa 28 Janaayo 2013،Saacaduu marka ay tahay 23:59(UTC). Su'aal waad soo gudbin kartaa Waxa laga doonayaa murashaxiinta in ay gaaraan dhamaadka doorashada.
  • Waxa ay bilaabanaysaa codaynta maalinta 0:00 (UTC) ee 8 febarayo 2013, waxay dhamaaneeysaa 23:59 (UTC) ka bilaabato 27 febbraio 2013, 23:59 (UTC). Waxaa laga rabaa marashaxiinta

criteria in ay helaan codad gaaraya 30 cod si loo aqbalo in u dhiganta 80% ku ayiday. Waxaad ka sii tix raaci kartaan bogga Tirakoobka guud.

  • Waxaa socota Hubinta howsha steward kuwa hadda jira waxaa loo qaadanayaa si bar bardhac ah.

Wajiga Hore

Murashax   Haa   Maya   Dhexdhexaad Su'aallo Natiijada
Amqui Yes No Neutral Questions elected
Arbitrarily0 Yes No Neutral Questions not elected
Bletilla Yes No Neutral Questions not elected
BRUTE Yes No Neutral Questions elected
Cekli829 Yes No Neutral Questions not elected
Ezarate Yes No Neutral Questions not elected
Jon Harald Søby Yes No Neutral Questions elected
Mathonius Yes No Neutral Questions elected
MF-Warburg Yes No Neutral Questions elected
QuiteUnusual Yes No Neutral Questions elected

Ka haray

Marashaxiintaan way iskaga hareen Murashnimadoodii

  • waxba

Uma qalmo

Murashaxiintaan kuma qanacsana shuruudaha halkaan lagu qoray Caawinaad way ka fariisteen.

Murashax Natiijo
Кадыров, Элдос disqualified

Gudiga doorashooyinka

Steward laftooda waxay diyaarinayaan doorashooyinka, Maamule yaasha diyaarinaya ee jaaliyadda, Philippe Beaudette. Waa la Board of Trustees goaamiyey 2009 in laga reebtoomo xaqiijinta doorashooyin cusub. waxaa jira, Steward waxay go'aansadeen in ay sameeyaan guddi doorashooyin ee ka kooban kuwa iskood wax u qabsa ah waxayna qabanayaan arimahaan soo socda:

  • Xiridda doorashooyinka 2013 ee qaaliyaasha;
  • Kadibna ar xubiyaan natiijooyinka doorashada, kadibka dhamaan murashaxiinta codadka helay;
  • Magacaabista laba murashax ee la doortay;
  • Xiridda doorashada 2013 ee la hubiyey;
  • Kadib markii lala hadlo korjooge, waxaana lagu cabirayaa ra'yiga dadweynaha iyo qaaliga,Sidaas ayaa lagu go'aaminayaa ama ka hoose.
Xobinaha

Si aad gacan uga gaysato ama caawinaad iyo iskudubarid doorashooyinka la marti galiyey, Fadlan eeg Bogga iskudubaridka.
Hadii aad caawinaad ubaahantahay, Si xor ah u waydii #wikimedia-stewards-electionsconnect ama halkaan Bogga wada hadalka.

Natiijooyinka

Waxaad sugtaaba waa gabogabayn

Sidoo kale eeg