Codsi ku aadan faallo/Heeararka dhaqdhaqaaqa kuwa leh xuquuqda maamul hore/Farriin caalami ah

Codsi faallo kabixin maamule aan shaqayn

(Fadlan waxaa lagaa rajaynayaa inaad u fasirto farriintaan asxaabtaada Wikimedians. Fadlan sidoo kale waxaa la rajaynayaa in la turjumo soo jeedinta.)

$langs

Haye!

Waxaa jira codsi cusub ee faallo ka bixin kuna jira Meta-Wiki kaasoo ku saabsan ka qaadista xuquuqda maamulka aan shaqayn waqti dheer Wikimedians. Guud ahaan, sida caadiga ah ee stewards codsada ee wikiyasha iyagoon soo ban dhigin maamulada.

Waxaan sidoo kale ku jirnaa uruurinta Liiska mashaariicda howlgal ka dhan ah maamulada aan shaqynin bogga wadahadalka si looga dalbado faallo. waxaba haka laba labayn inaad ku soo darto mashruucaada liiska hadii aad hayso wax qorsho ah ee maamul aan shayanynin.

Wax kasta oo ku daris ah waa la qadarinayaa. Wadahadalada waxaa la xiri doonaa sida ugu dhaqsiyaha badan 21 Maajo 2013 (2013-05-21), laakiin waa la sii dheereyn doonaan haddii loo baahdo.

Mahadsanid, Billinghurst (thanks to all the translators!) $sig

Ku qaybinta via Gaarsiinta Farriin Caalami ah (Bog qaldan? Waad hagaajin kartaa.)