Martida/Doorashooyin 2013/Hordhac

This page is a translated version of the page Stewards/Elections 2013/Introduction and the translation is 100% complete.
  • Waxay dhacaysaa doorashada cusub stewards ugu yaraan halmar sanadkiiba. Martida waxa ay gudanaysaa tirooyin kamid ah wax yaabaha muhiimka ah Farsamaynta dhamaan wikiga ee wikimedia iyaga oo kacabir qaadanaya ra'yiga bulshada ee Steward policy: isbedel Waxyaabaha lagama maarmaanka ah ee gudagalaha،Eegista macluumaadka adeesadayaasha xaalada qarbudaada، waxyaaba kale , sidoo kale (eeg details).
  • Macluumaad ku saabsan doorashooyinka، Turjumid، ama isi sharxid, read the guidelines. Waad gaari kartaa iskeed ah Inaad codayn karto.
  • Natiijooyinka isi sharxidda ka bilaabato 15 Janaayo 2013، saacaddu marka ay tahay 00:00 ilaa 28 Janaayo 2013،Saacaduu marka ay tahay 23:59(UTC). Su'aal waad soo gudbin kartaa Waxa laga doonayaa murashaxiinta in ay gaaraan dhamaadka doorashada.
  • Waxa ay bilaabanaysaa codaynta maalinta 0:00 (UTC) ee 8 febarayo 2013, waxay dhamaaneeysaa 23:59 (UTC) ka bilaabato 27 febbraio 2013, 23:59 (UTC). Waxaa laga rabaa marashaxiinta

criteria in ay helaan codad gaaraya 30 cod si loo aqbalo in u dhiganta 80% ku ayiday. Waxaad ka sii tix raaci kartaan bogga Tirakoobka guud.

  • Waxaa socota Hubinta howsha steward kuwa hadda jira waxaa loo qaadanayaa si bar bardhac ah.